Markabkii Dekeda Boosaaso kusoo caariyay oo la samatabixiyay ( dhegayso)

Markabkii Dekeda Boosaaso kusoo caariyay oo la samatabixiyay ( dhegayso)

Wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay sababtii keentay in Markabkii siday Shamiintada uu ku soo caariyo meel ku dhaw dekeda Boosaaso.
Wasiir ku-xigeenka Dekedaha Puntland Yaasiin Cartan Maxamed ayaa sheegay in lagu guulaystay in Markabka dib badweynta loogu celiyo Dekeduna shaqadeedii si caadi ah ay usocoyo.

Markabkan ayaa u rarnaa Shirkada Barwaaqo, waxaan uu ka yimid dalka Cumaan.

Dhegayso.

Diiwaanka wararka
Radio Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com