Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare): “Dalkaan anaga iyo Argagixiso wada lahaan mayno” (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare):  “Dalkaan anaga iyo Argagixiso wada lahaan mayno” (dhegayso)

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa sheegay,inay gacanta ku dhigeen,raggii fuliyay dil Magaalada Gaalkacyo loogu geystay Sarkaal ka tirsanaa laanta dambi barista gobolka Mudug ee Puntland.
“Dalkaan anaga iyo Argagixiso wada lahaan mayno ayuu guddoomiyuhu yiri.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com