Mareykanka oo soo dhoweeyay heshiiska dowladda iyo Ahlusuna

Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Amb. Donald Y. Yamamoto ayaa soo dhoweeyay heshiiskii ay wada gaareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka Ahlu Sunna Waljameeca (ASWJ).

War saxaafadeed uu soo saaray Donald Yamamoto ayuu ku sheegay in dowladda Mareykanka ka go’an tahay inay taageerto dadaaladan, isla markaana ay hubiso hirgelintooda si Soomaaliya loo gaarsiiyo nabad iyo xasillooni.

“Mareykanka wuxuu bogaadinayaa gorgortamayaasha howsha adag qabtay si loo gaaro heshiis loo wada dhan yahay kaas oo sugaya xasilloonida iyo barwaaqada dowlad-goboleedka Galmudug oo saf muhiim ah ooga jirto dadaalkeenna isku jirka ah ee lagula dagaallamayo al-Shabaab”ayaa lagu yiri War saxaafadeedka.

Donald Yamamoto ayaa yiri “Waxaan aqoonsan nahay dadaallada dib-u-heshiisiinta ee ka jiro dalka oo dhan iyo sidoo kale  tanaasulka adag ee ay sameeyeen labada dhinac ee ku saabsan qaabka doorashada iyo qaybsiga wakiilnimada baarlamaanka, waxaanna dhiirigelineynaa hirgelinta heshiiska”

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • NuurkaNederland 4 years ago

    Nuurka.
    Senior Political Analyst.
    khabiir Ku taqasusey waxa loogu yeero ARGAGAXISADA.
    *.-*.-*.-*.-*.-*.-*.-**********………………..
    MARAYKANKA LAHAYSTO EE NA HAYSTA.
    ———————————..
    DONALD TRUMP INTUU BAARAY OO BAARAY DUPLAMASIYIINTII MARAYKAN BUU NOO SOO XULAY KOODII UGU FOOSHA XUMAA!!!KKKKKK.NACAYBKII UU NECBAA SOMALIDA MUSLIMKA AH DARTEED BAA UGU WACNAYD INUU KAA SAFIIR NOOGASOO DHIGO!!!!.KKKKK.
    EU & USA WAXAY HAYSTAAN DUNIDA BADANKEEDA LKN IYANA WAXAA MASKAXDA KA HAYSTA AFAR ZOINEST=YUHUUD ah OO KU ADEEGTA!!!!.
    LKN SHACABKA REER GALBEEDKU HADA WAYSOO FAHMEEN ARINKAAS LKN WELI ZOINEST=YUHUUD WAXAY GACANTA KU HAYSAA SIYAASIYIINTA & SIYAASADA GALBEEDKA 87%,IYAGAANA KA ARIMIYA MIISKA HOOSTIISA,DAAHA GADAASHIISA.
    MARAYKANKAAN LIBAAXA ISU ARKA WAA EYY YUHUUDI LEEDAHAY OO AY KU ADEEGATO,MARAYKANA WAA OG YAHAY,
    WAXAANA HOGAANKA U HAYA OO DHAHA DOOH,DOOH DOOH WAA:
    AIPAC & WORLD ZOINEST ORGANIZETION WZO.
    ATTENTION:
    USA,UK WAA KUWII HOREY U BURBURIYEY SOMALIYA,HADEERNA KU ISTAAGSAN SOMALIYA,FANGAREEYANA KOOXAHA ISIS,ALSHABAB.iwm. SIDAA DARTEED ‘NIN KU DILEY HADH KUUMA JIIDO’
    YAAN UMADDA BEEN LOO SHEEGIN.
    WAR XOOLAHA XOOLAHA AH BAA GARTA KII DILEY,KII DILAYA,& MEESHA LAGU DILI KARO,ADHIGU XITAA KAYNTII SHALAY NEEFKA LOOGA CUNAY MARKUU MAALINTA XIGTA USOO DAAQ TAGO KAYNTII INTUU BIF-BIF-BIF DHAHO BUU KA DIDAA OO WUXUU OGYAHAY IN SHALAY NEEF LOOGA CUNAY KAYNTAS,WAR SOMALI MA ADHIGAAS BAY KA LIIDATAA!!!? OK, MARKAA WAXAA AYAAN DARO AH IN AYNU WELI KALA GARANBA WAYNO KII INA DILAY,DILAYA & SAXIBKA DHABBTA AH.
    MARAYKAN,UK,WAA CADOWGA KOOWAAD EE UMADDA SOMALIYEED LEEDAHAY.
    ISIS MADE IN ISRAEL.
    ALSHABAB MADE IN U.S.A.
    ALQACIDA MADE IN U.S.A.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com