Dowladda iyo Ahlusunna oo ka heshiiyay dhismaha Galmudug (Akhriso)

HomeWararka

Dowladda iyo Ahlusunna oo ka heshiiyay dhismaha Galmudug (Akhriso)

War saxaafadeed uu soo saaray Sheekh Shaakir ayaa waxa uu ku caddeeyay inay aqbaleen in Ahlusunna ay soo xulaan 20 Xildhibaan oo ka mid ah 89 Xildhibaan ee Baarlamaanka Galmudug, isagoo u mahadceliyay Culumaa’udiinka Ahlusuna meel kasta ay joogaan dadaalka ay geliyeen hirgelinta heshiis dhex mara dowladda Federaalka iyo Galmudug. Akhriso.

Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Amniga
DFS oo Jubbaland ku wareejisay agab loogu tala galay xarunta ka digista halis-wadareedka

War saxaafadeed uu soo saaray Sheekh Shaakir ayaa waxa uu ku caddeeyay inay aqbaleen in Ahlusunna ay soo xulaan 20 Xildhibaan oo ka mid ah 89 Xildhibaan ee Baarlamaanka Galmudug, isagoo u mahadceliyay Culumaa’udiinka Ahlusuna meel kasta ay joogaan dadaalka ay geliyeen hirgelinta heshiis dhex mara dowladda Federaalka iyo Galmudug.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: