Mareykanka oo sheegay inuu duqayn ka fuliyay Jamaame

Mareykanka oo sheegay inuu duqayn ka fuliyay Jamaame

Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay duqayn diyaaradahooda dagaalka ay ka fuliyeen degmada Jamaamme meel u dhow inay ku dileen laba sarkaal oo katirsanaa Al-shabaab.

Duqayntan ayay sheegeen inay ku kaabayeen ciidamo katirsan AMISOM iyo dowladda oo isku fidiyay gobolka Jubada hoose, waxaana ay saldhigyo ka samaysteen jiinka wabiga, iyagoo isku diyaarinaya inay qabtaan magaaladan oo ay Al-shabaab maamulaan.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com