Mareykanka oo dib uga laabtay weerar uu qorsheeyay in uu ku qaado Iiraan (dhegayso)

Mareykanka oo dib uga laabtay weerar uu qorsheeyay in uu ku qaado Iiraan (dhegayso)

Xiisada udhaxaysa wadamada IIraan iyo mareykanka ayaa cirka isku shareertay waxaana la baajiyay weerar uu mareykanku qorsheeyay in uu ku qaado saldhigyo Milatari oo ku yaalay gudaha Iiraan, balse Iiraan ayaa shegtay in ay iska difaaci doonto weerar kasta oo uga yimaada mareykanka.

wararkii ugu dambeeyay ee xiisada labada dal waxaa soo koobaysa wariye Hodan Sulub Diiini.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com