Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo ka mamnuucay deganada Galmudug Madaxda DFS

Warsaxafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa lagu amray shirkadaha diyaaradaha inaysan keeni karin cid ka socota dowlada federalka deegaanada Galmudug.

dhinaca kale Amarkan ka soo baxay madaxtooyada Galmudug ayaa lagu sheegay in tallaabadan loo qaaday iyadoo la fulinayo go’aan hore uu Maamulka Galmudug ugu joojiyay wadashaqeynta dowlada federalka.

Xiriirka Dowlada Federalka iyo Maamul Goboleedka Galmudug ayaa sii xumaanaya iyadoo dhowaan amar ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha uu ku gacan seyrey Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com