Maraykanka iyo Waqooyiga Kuuriya oo Hanjabaad iyo Dhoolatus Hawada Isu Mariyey (daawo)

HomeWararka

Maraykanka iyo Waqooyiga Kuuriya oo Hanjabaad iyo Dhoolatus Hawada Isu Mariyey (daawo)

Labada wadan oo haysta awood militeri oo ay kamid yihiin hubka wax gumaada ayaa aad ugu dhow iney qoryaha isku jeediyaan, laakiin dalalka Jabaan, Chin

Warkii Xulashada Daljir iyo Xasan Haykal (dhegayso)
Qarax Caawa Muqdisho kadhacay & Dowladda oo ka hadashay (dhegayso)
Wasiirada Dastuurka Dowladda Federaalka Iyo Dowlad Goboleedyada Oo la kulmay Madaxda DF Iyo DG

Labada wadan oo haysta awood militeri oo ay kamid yihiin hubka wax gumaada ayaa aad ugu dhow iney qoryaha isku jeediyaan, laakiin dalalka Jabaan, China iyo Koofurta Kuuriya ayaa wal wal xoogan ka qaba dagaallo dhaca. Wariye Eng Xaashi oo ku sugan Mareykanka ayaa warbixinadii ugu dambeeyay ee xiisada Mareykanka iyo Waqooyiga kuuriya iyo sidoo kale wararka caalamka diyaariyay.

https://www.youtube.com/watch?v=gwR54zAN0p0

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: