Qarax Caawa Muqdisho kadhacay & Dowladda oo ka hadashay (dhegayso)

Qarax Caawa Muqdisho kadhacay & Dowladda oo ka hadashay (dhegayso)

Afhayeenka Maamulka Gobalka Banaadir ayaa faah faahin dheerad ah kabixiyaay qarax khasaare dhaliyeey oo caawa kadhacay Wadada Mashquulka baddan ee Maka almukarama ee Magaaladda Muqdisho.

Wuxuu sheegay in gaari walxaha Qarxa laga soo buxiyaay la dhigay Makhaayad kutaala wadada Maka almukarama ,waxaana halkaas ku dhintay Afar qof oo shacab ah Sido kale labo qof oo kale oo shacab ah ayaa dhaawac kaso gaaray.

Dhinaca kale Afhayeenku wuxuu sheegay in laamaha amaanka ay wadaan baritaan qaraxaas caawa kadhacay Magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com