Site icon Radio Daljir

Maraykanka iyo Waqooyiga Kuuriya oo Hanjabaad iyo Dhoolatus Hawada Isu Mariyey (daawo)

Labada wadan oo haysta awood militeri oo ay kamid yihiin hubka wax gumaada ayaa aad ugu dhow iney qoryaha isku jeediyaan, laakiin dalalka Jabaan, China iyo Koofurta Kuuriya ayaa wal wal xoogan ka qaba dagaallo dhaca. Wariye Eng Xaashi oo ku sugan Mareykanka ayaa warbixinadii ugu dambeeyay ee xiisada Mareykanka iyo Waqooyiga kuuriya iyo sidoo kale wararka caalamka diyaariyay.

https://www.youtube.com/watch?v=gwR54zAN0p0

Exit mobile version