Maleyshiyaadka Canfarta oo shacab Soomaaliyeed ku xasuuqay deegaano katirsan gobolka City (daawo)

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Maleyshiyaadka Canfarta oo shacab Soomaaliyeed ku xasuuqay deegaano katirsan gobolka City (daawo)

In kabadan 25 qof oo shacab ah ayaa ku dhintay, tiro intaasi la'egna waa ay ku dhaawacmeen weerar ay maleyshiyaadka Canfarta kusoo qaadeen tuulada Dal

Afhayeenka ONLF: “Hadalada ‘dambiilayaasha ha la qabto’ waa kuwo abuuraya dib-u-dhac & dagaal sokeeye oo horleh”
Dakharada gumeystaha iyo gumeysi-kalkaaliyaha maanta oo Soomaali ah
An Ogadeni feud and Somali folktale

In kabadan 25 qof oo shacab ah ayaa ku dhintay, tiro intaasi la’egna waa ay ku dhaawacmeen weerar ay maleyshiyaadka Canfarta kusoo qaadeen tuulada Dallahelay oo katirsan gobolka City.
Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmaya ayaa ahaa Soomaali.

wariyaha Daljir ee Jigjiga Jamarti Yaxye ayaa warbixintan ka diyaariyay.
> Nala qaybso fiiradaada

Warbixintan oo dhamaystiran hoos kaga bogo:

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: