Site icon Radio Daljir

Maleyshiyaadka Canfarta oo shacab Soomaaliyeed ku xasuuqay deegaano katirsan gobolka City (daawo)

In kabadan 25 qof oo shacab ah ayaa ku dhintay, tiro intaasi la’egna waa ay ku dhaawacmeen weerar ay maleyshiyaadka Canfarta kusoo qaadeen tuulada Dallahelay oo katirsan gobolka City.
Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmaya ayaa ahaa Soomaali.

wariyaha Daljir ee Jigjiga Jamarti Yaxye ayaa warbixintan ka diyaariyay.
> Nala qaybso fiiradaada

Warbixintan oo dhamaystiran hoos kaga bogo:

Exit mobile version