HomeWararka

Mahdi Maxamed Guleed oo raali galin kabixiyeey hadal uu ka jeediyeey Garoowe

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay ayaa sheegay in uu raali gelin ka bixinay

BLUE REVOLUTION BREWING IN BORAMA
CAASHO “ANIGOO UMUL AH AYAAN CALEEN CAGAARAN CUNO KADHIGANAYEY MUDO SADAX BILOOD AH COLAAD DARTEED”
Madaxeynaha Somaliland oo si adag ugu Jawaabay RW khayre

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay ayaa sheegay in uu raali gelin ka bixinayo hadalkii u horay u sheegay ee uu ku taageerayay dib u doorashada Madaxweyne farmaajo.

Mahdi Maxamed Guuleed oo ka hadlayay shirka ka furmay magaalada Garowe oo ay soo qabanqaabisay Heritage ayaa waxa uu kulan ka dhacay magaalada Muqdiso ka sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu wareeja 1aad ee doorashada uu kusoo bixi doono sida dowlad Goboleedyada, Hir-Shabeelle, Galmudug & Koonfur Galbeed oo ay kusoo baxeen Madaxweynayaal taageersan dowladda, kaas oo uu ka sheegay munaasabad ka dhacday Tiyaatarka Qaranka.

“ Waxaan rabaa inaan raali-gelin iyo xaal aan ka bixiyo hadal aan horay u iri ee ahaa Wareega koowaad, Arrinta wareega 1aad raali-gelin iyo xal baan ka bixinayaa, musharixiinta ha biqinina xaal ban ka bixiyay wareega 1aad garoonkana wuu noo furan yahay ee aan u diyaar garoowno doorasho nabad ah ayuu yiri” Mahdi Guuleed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: