HomeUncategorized

Magacyada Askartii Uganda looga Dilay weerarkii Al-shabaab oo la shaaciyay

Khamiis, September 03, 2015 (Daljir) — Dowladda Uganda ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay magacyada askartii looga dilay Janaale maalmo ka hor ,waxaana maydka askartaas maanta laga dajiyay magaalada Kampla ee Dalka Uganda

Xukuumadda R/wasaare Gaas oo tacsi u dirtay qoyska Mrs. Marie Dedieu, muwaadinad Faransiis ah oo ku geeriyootay Somaliya.
Taliyaha bileyska gobolka Bari oo ka hadlay dilkii xalay ka dhacay Bossaso iyo kuwii ka horreeyey.
M/weyne Xassan oo ka qayb-gelaya caleema saarka hogaamiyaha dalka Sudan

Khamiis, September 03, 2015 (Daljir) — Dowladda Uganda ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay magacyada askartii looga dilay Janaale maalmo ka hor ,waxaana maydka askartaas maanta laga dajiyay magaalada Kampla ee Dalka Uganda

Hoos ka eeg magacyada Askarta ay Al-shabaab khaarijiyeen          

Leutenant David Etua Ondoma

Sergeant Charles Outa

Sergeant Charles Ojange

Sergeant Eddy Kakaire

Sergeant Abubaker Mugumya

Sergeant Emmanuel Wanyama

Lance Corporal Andrew Engema

Lance Corporal Phinius Ochowun

Private Isaac Okidi Lotyang

Private Geoffrey Kintu​

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: