Magaaladda Qardho lagu qabtay Dhalashadda Nabigeena Muxamad NNKH (dhegayso)

Magaaladda Qardho lagu qabtay Dhalashadda Nabigeena Muxamad NNKH (dhegayso)

Magaaladda Qardho ee Xarunta gobalka Karkaar ayaa maanta lagu qabtay Munaasabad balaaran oo lagu xusayaay dhalashadda Subanaheena Muxumad NNKH ,iyado ay kaso qayb galeen culumadda,iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda Qardho.

Wariye Maxamuud Fantastic ayaa Warbixintan Qardho kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com