Madaxweynihii hore ee Somaaliya sheekh shariif oo la kulmay wafdi caalami ah

Madaxweynihii hore ee Somaaliya sheekh shariif oo la kulmay wafdi caalami ah

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Sharif Sheikh Ahmed ayaa kulan la aqaatey Safiirka midowga Africa ahna madaxa ciidanka nabad ilaalinta ujooga Somalia ee AMISOM, Ambassador Francisco Madeira.

Madaxweynaha ayaa uga mahad celiyey doorka nabad ilaalineed ee ay lagarab taaganyihiin Shacabka Soomaaliyeed.

 Waxaa uu sidoo kale qaabilay Qunsulka dalka Masar u jooga Soomaaliya Tamer Safwat oo booqasho sharafed ugu yimid Madaxweyne hore Sharif Sheikh Ahmed, isagoona uga mahad celiyey sida ay Shacabka Soomaaliyeed ugarab taaganyihiin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com