HomeUncategorized

Madaxweynihii hore ee Kenya oo ka hadlay sababta ay Somalia u dagi la’dahay

Isniin,,Ogoosto 24 ,2015(Daljir)_ Daniel Arab Moi oo ka hadlayey Jaamacadda Difaaca ee Maraykanka (The American Defence University) oo ku taalla magaalladda Washington DC ayaa sheegay in mid ka mid ah caqabadaha hortaagan Dadaalka Nabadda Somalia inay tahay iyado oay Dowladaha Gobalka rumeysan yihiin haddii ay Somalia cagaheeda isku taagto ay dib u soo xusuusan doonaan waxa uu ugu yeeray Riyadda Somali-weyn.rn

Mudanayasha baarlamaanka Puntland oo codka kalsoonida siiyey 7 ka mid ah 9-ka xubnood ee Guddiga Doorashada Puntland.
RW Cumar oo Baladweyne Gaaray
DHEGEYSO-Galmudug oo ka hortimid ciidamada DANAB ee lageeyey Galkacyo.

Isniin,,Ogoosto 24 ,2015(Daljir)_ Daniel Arab Moi oo ka hadlayey Jaamacadda Difaaca ee Maraykanka (The American Defence University) oo ku taalla magaalladda Washington DC ayaa sheegay in mid ka mid ah caqabadaha hortaagan Dadaalka Nabadda Somalia inay tahay iyado oay Dowladaha Gobalka rumeysan yihiin haddii ay Somalia cagaheeda isku taagto ay dib u soo xusuusan doonaan waxa uu ugu yeeray Riyadda Somali-weyn.

Madaxweynihii hore ee dalka Kenya, Daniel Arab Moi waxa uu Khudbad-sharafeedka lagu casuumay inuu ka jeediyo Jamaacadda (The American Defence University) ku xusay in Waddanka Jamhuuriyadda Somalia markii uu madax-bannanida helay ay sheegeen inay ka maqan yihiin dhulal, sida qeybo ka mid ah Kenya, Ethiopia iyo dalka Djibouti, isla markaana ay bilaabeen dagaal ay ku doonayaan inay Soomaalida ku xaqiijiyaan Ra’yigaasi.

Kumanaanka Ciiddanka Ethiopia iyo Kenya ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM ayaa waxaa iyagana laga dareemayaa kuwo ku hawlgala Istaraatijiyad Qarsoon iyo Hagardaamaynta Midnimadda Somalia.

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: