DHEGEYSO-Galmudug oo ka hortimid ciidamada DANAB ee lageeyey Galkacyo.

Galkacyo, Aug 08 2016–Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Ciidanka Milatariga Ee Dowladda Soomaaliya ee dhawaan Degay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo oo ay la socdaan  Ciidanka PIS-ta Puntland iyo Saraakiil Mareykan ah ay Odayaal ka Afduubteen Dhinaca Koofureed ee Magaalada Gaalkacyo. 

Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Yuusuf Barre oo Galabta Warbaahinta kula hadlay Koofurta Gaalkacyo ayaa sheegay in Ciidanka yimid Gaalkacyo ay Qalqal amni ka Abuureen Magaalada islamarkaana ay Odayaal Magaalada ka Afduubteen,waxaana Duqa Gaalkacyo uu sheegay in Dadka la Afduubtay uu ku jiro Oday Waayeel ah oo miyi ka yimid sida uu hadalka u dhigay. 

Hadaba Waakan Codaka Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Yuusuf Barre 

 

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com