Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo ka soo dagey garoonka diyaaraha Garoowe .

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo ka soo dagey garoonka diyaaraha Garoowe .

Waftiga Madaxweynaha waxaa garoonka ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni kuxigeenkiisa iyo Masuuliyiin ka tirsan labada gole ee Puntland.

Madaxweynaha ayaa safarkiisu qaadan doonaa laba maalmood sida aanu ka helay ila ku dhow Madaxtooyada Somaliya .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com