Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed

HomeWararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shekh Maxamuud ayaa kulan Is-xogwaraysi ah la qaatay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed. Madaxweynaha ayaa kala hadlay Odayaasha dhaqanka xaaladda Siyaasadeed ee maamulka Koonfur Galbeed. Diwaanka Wararka Radio Dljir

Wasiirka Maaliyada Bayle oo la kulmay Agaasimaha Hay’ada IMF Kristalina
Cabdi Cali Raage” Wakiilkeygii ololaha doorashada ee Kismaayo waa la xiray si loo soo musaafuriyo”
Ra’iisul Wasaare Khayre oo maamulka Koonfur Galbeed usoo jeediyay inuu u guuro Baraawe

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shekh Maxamuud ayaa kulan Is-xogwaraysi ah la qaatay Odeyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha ayaa kala hadlay Odayaasha dhaqanka xaaladda Siyaasadeed ee maamulka Koonfur Galbeed.

Diwaanka Wararka
Radio Dljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: