Madaxweyne Xasan sheekh oo kulan gaar ah la qaatay dhigiisa Eriteriya

HomeWararka

Madaxweyne Xasan sheekh oo kulan gaar ah la qaatay dhigiisa Eriteriya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay Aqalka Madaxtooyada magaalada Asmara kulan kula qaatay dhiggiisa dal

Jubaland oo wafdi u dirtay xiisadda Beledxaawo
Taliyaha Kontaroolka oo ka Waramay Qaabkii loo Fashiliyey Qaraxyadii Bossaso (daawo)
Puntland oo hubka sharci darrada ah ka mamnuucday Magaalada Qardho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay Aqalka Madaxtooyada magaalada Asmara kulan kula qaatay dhiggiisa dalka Eriteriya Isaias Afwerki.

Labada Madaxweyne ayaa kulanka ay yeesheen uga hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga labada dal, Arrimaha gobolka ka jira iyo guud ahaan caalamka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga warbixiyey dhiggiisa dalka Eriteriya Isaias Afwerki dadaallada dowladda Soomaaliya ugu jirto la dagaalanka Al-Shabaab.

Kulanka kadib labada Madaxweyne ayaa socod ku soo maray goobaha dadweynaha ku caweeyaan ee magaalada Asmara ee xarunta Dalka Eriteriya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: