Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay safiirka dowladda Qatar u jooga Soomaaliya

HomeWararka

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay safiirka dowladda Qatar u jooga Soomaaliya

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay safiirka dowladda Qatar u jooga Soomaaliya Ambassador Hassan bin Hamza Hashem. Hassan bin Hamza Hashem ayaa salaan iyo duco ugu yimid madaxweynaha, waxaana uu ugu hambalyeeyay, guusha uu ka gaaray, doorashadii ka dhacday magaaladda Muqdisho ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku guuleystay .

Gen Yuusuf Quuje ayaa ka hadlay xaaladihii u danbeeyey ee dagaalka #Laascaanood
Xafiiska Difaacaha Xuquuqul Insaanka Puntland oo ka jawaabay cabashada sideedii Xildhibaan ee xasaanada laga qaaday (daawo)
Dagaal ay diyaarado dagaal ka qaybgaleen oo kadhacay buuraha Calmadow Puntland

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay safiirka dowladda Qatar u jooga Soomaaliya Ambassador Hassan bin Hamza Hashem.
Hassan bin Hamza Hashem ayaa salaan iyo duco ugu yimid madaxweynaha, waxaana uu ugu hambalyeeyay, guusha uu ka gaaray, doorashadii ka dhacday magaaladda Muqdisho ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku guuleystay .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: