Madaxweyne Xaaf,”Wasiirkii La Kulma Beesha Caalamka Xilka Waa Ka Xayuubinayaa” (dhegayso)

Madaxweyne Xaaf,”Wasiirkii La Kulma Beesha Caalamka Xilka Waa Ka Xayuubinayaa” (dhegayso)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed  Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa Xubnaha Golaha Wasiirada Maamulkiisa  uga digay inay Kulamo aan la ogeysiin Xafiiska ay la qaataan Madaxda Qaramada Midoobay iyo Wakiilada wadamada Caalamka ee daneeya Siyaasada Soomaaliya waxa uuna Xusay in uu tilaabo muuqata ka qaadi doono Wasiir lagu helo in amarkaasi jabiyey.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com