Madaxweyne Xaaf oo aqbalay baaqii  Farmaajo kuna wajahan Muqdisho

HomeWararka

Madaxweyne Xaaf oo aqbalay baaqii Farmaajo kuna wajahan Muqdisho

Sida ay idaacada Daljir uxaqiijiyo Ilo xogo gaal ah  oo ka tirsan Madaxtooyada  Galmudug ,ayaa waxaa  la sheegay in lagu guulaystay in Madaxweynaha  G

Maamulka & Shaqaalaha Warbaahinta Daljir oo idin leh Ciid Wanaagsan
Wasiirka Maaliyadda DFS oo Maanta kormeer sameeyay
Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)

Sida ay idaacada Daljir uxaqiijiyo Ilo xogo gaal ah  oo ka tirsan Madaxtooyada  Galmudug ,ayaa waxaa  la sheegay in lagu guulaystay in Madaxweynaha  Galmudug Axmed Ducaale Geel Xaaf in lagu qan ciyay ka qaybgalka shirkii uu dhawaan ku baaqay Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

Madaxweyne Xaaf ayaa la sheegay in uu aqbalay tagitaanka shirka Muqdisho , waxayna arintan ay timid kadib markii xalay ilaa iyo saaka kulamo albaabada ay uxirnaayeen uu la qaatay  Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali.

 

Sheekh shaakir ayaa sheegay in dhankiisa uu ka qayb galayo shirka uu iclaamiyay Madaxweynaha .

Wakiilada Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika ee Arrimaha Soomaaliya Amb. Nicholas Haysom iyo Francisco Madiera ayaa magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhabo kula kulmay Madaxweynaha mamauladaasi , waxayna ka dhaadhiciyeen in ay yimaadaan shirka Muqdisho oo uu iclaamiyay Madaxweyanaha.

Lama oga go,aanka ay qaadan doonaan dhankooda Madaxweyne yaasha Puntland , Koonfur Galbeed  iyo Jubaland ku waas oo ay isku xuluufo ahaa yeen  Madaxweyne Xaaf .

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: