Caaqil Maxamuud Maxamed Cabdi oo Buuhoodle lagu caleemo saaray (dhegayso)

Caaqil Maxamuud Maxamed Cabdi  oo Buuhoodle lagu caleemo saaray (dhegayso)

Munaasibad siweyn loo soo agaasimey laguna caleemasaarayey Caaqil Maxamuud Maxamed Cabdi oo kusoo biiray Madax dhaqameedka gobolka Cayn ayaa lagu qabtay deegaanka Sool-joogto oo 25 KM dhanka waqooyi ka xiga magaalada Buuhoodle.
Wariyaha Daljir ee Buuhoodle Khadar Cawl ayaa ka qaybgalay munaasibadan ,oo warbixintan ka diyaariyay.
Dhegayso.

 

Sawiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com