Wacaal daray ah: Afhayeenkii Nabadoonada gobolka Bari oo Bosaaso lagu xiray

Wacaal daray ah: Afhayeenkii Nabadoonada gobolka Bari oo Bosaaso lagu xiray

Nabadoon C/qaadir Axmed Xarago oo ah Afhayeenka Nabadoonada gobolka Bari ayaa  goor dhawayd  lagu xiray Saldhiga Mijir ee magaalada Bosaaso.

Nabadoonka ayay ciidamadu qabteen xili uu ka sii baxaayay kaantaroolka magaalada Bosaaso .

lama sheegin sababta ilaa iyo haatan loo xiray ,balse Nabdonka ayaa maalmo ka hore magaalada Bosaaso wax uu ku qabtay kulan looga soo hor jeeday shirkii  golaha iskaashiga ee magaalada Garoowe .

Xariga Nabadoonka ayaa waxaa Daljir uxaqiijiyay  Nabdoon Mursal Maxmuud oo kamid ah Nabdooda gobolka Bari.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
  • AndrewBourf 5 years ago

    Hello! Please note an amazing offering for you.

    http://bit.ly/2PxhzcI

  • Qofna mel cidla lagama maago. Marka la ogado waxa lagu xiray iyo wixi kale markasa laga hadli kara

  • Xariga nabaddoon xarago waxa lagu arkaya beesh uu kasoojeedo danbas aan kuleylkiisa la arkin lagama duro waxay soomaalidu ku mahmaahad xoolo la waayo xoolo laa waayo beey liyihin
    Waxan leehay beesh kasoojeedo abdiweli beel kadhashaya waa yaqan nabddonkiis

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com