Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay wakiilada Galmudug ee Doorashada Federaalka 20/21 (Akhriso)

HomeWararka

Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay wakiilada Galmudug ee Doorashada Federaalka 20/21 (Akhriso)

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa gudbiyay maanta Xubnaha Galmudg ku matalaya Guddiga doorashooyinka iyo xalinta

Bandhigga COVID-19 (Taxanaha 9aad)
Duqa Muqdisho oo lagu edeyeey inu barakaciyeey boqolaal shacab ah
TOOS: Sheekh Kenyaawi Garoowe & Cafi Walaalka

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa gudbiyay maanta Xubnaha Galmudg ku matalaya Guddiga doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka.

waxa uu madaxweynaha magacaabay Afartan xubnood oo kala ah:

1- Garaad Yuusuf Maxamuud-Xubin Gudigga Xalinta khilaafaadka.
2-Mustaf Macalin Cali Salaad-Xubin Gudigga Xalinta khilaafaadka.
3-Cabdicasiis Cabdiraxmaan Yuusuf-Xubin Gudigga Doorashooyinka.
4-Liibaan Axmed Xassan-Xubin Gudigga Doorashooyinka.

Guddigaan ayaa la shaqeynaya xubnaha kale ee ka kala imaanaya maamulada Puntland, Jubbaland, Koofur Galbeed, Hir-Shabeelle, Wakiilada Somaliland, Gobolka Banaadir & Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Diiwaanka warka.
Radio Daljir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: