Site icon Radio Daljir

Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay wakiilada Galmudug ee Doorashada Federaalka 20/21 (Akhriso)

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa gudbiyay maanta Xubnaha Galmudg ku matalaya Guddiga doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka.

waxa uu madaxweynaha magacaabay Afartan xubnood oo kala ah:

1- Garaad Yuusuf Maxamuud-Xubin Gudigga Xalinta khilaafaadka.
2-Mustaf Macalin Cali Salaad-Xubin Gudigga Xalinta khilaafaadka.
3-Cabdicasiis Cabdiraxmaan Yuusuf-Xubin Gudigga Doorashooyinka.
4-Liibaan Axmed Xassan-Xubin Gudigga Doorashooyinka.

Guddigaan ayaa la shaqeynaya xubnaha kale ee ka kala imaanaya maamulada Puntland, Jubbaland, Koofur Galbeed, Hir-Shabeelle, Wakiilada Somaliland, Gobolka Banaadir & Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Diiwaanka warka.
Radio Daljir.

Exit mobile version