Madaxweyne Mustafe Cumar (Cagjar): “Dadkii dacaayadeystayaal ahaa [warbaahinta] maanta xor baad tihiin” (dhegayso)

Madaxweyne Mustafe Cumar (Cagjar): “Dadkii dacaayadeystayaal ahaa [warbaahinta] maanta xor baad tihiin” (dhegayso)

Madaxweynaha cusub ee shalay lagu dhawaaaaqay ee Dowladda Soomaalida ee Itoobiya, Md. Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar) ayaa ka hadlay xilka cusub ee uu qabtay, waxa uuna sheegay in uu maamuka ku hoggaamin doono dariiqa saxa ah.

Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa sheegay in uu iska ilaalin doono inuu noqda kaligitaliye sidii lagu eedeyey maamulkii ka horeeyey ee Cabdi Iley. Waxa kale oo uu sheegay in warbaahinta oo xukuumaddii hore ay u taqiin “dacaayadeystayaal” ay wixii maanta laga bilaabo xor yihiin, ayse ka reebbanyihiin qabiil-kicin iyo wixii lid ku ah diinta Islaamka.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com