MARTISOOR: Axmed Cali Cigaal, Jigjiga iyo fanka Soomaalida (dhegayso)

HomeWararkaMARTISOOR

MARTISOOR: Axmed Cali Cigaal, Jigjiga iyo fanka Soomaalida (dhegayso)

Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa asbuucan idiinku soo gudbineynaa wareysi aad u xiisa badan oo laga qabtay hobolka weyn ee Soomaaliyeed, Ax

MARTISOOR Aadan Maxamed Cali: Dulmar Waayihii Kacaanka & Taariikhdii Danbe (Qaybtii 2aad | daawo)
MARTISOOR – TAXANAHA 4aad ee CAASHA GEELLE: RAJO MA KA LEEDAHAY ARRIMAHA SIYAASADDA? (daawo)
MARTISOOR – TAXANAHA 5aad ee CAASHA GEELLE: Dhiganayasha taariikhda galay oo ay Qortay| (daawo)

Barnaamijka Martisoor ee Radio Daljir waxaa asbuucan idiinku soo gudbineynaa wareysi aad u xiisa badan oo laga qabtay hobolka weyn ee Soomaaliyeed, Axmed Cali Cigaal, kana mid ah fanaaniinta ugu magaca dheer geyiga Soomaalida.

Cigaal oo dhawaan booqasho faneed ku yimid gobolka Geeska Afrika ayaa meelaha uu booqday sida weyna loogu soo dhaweeyey waxaa ka mid ah magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad-deegaanka Soomaalida, halkaas oo uu ugu warramay idaacadda muuqaalka ah ee ESTV.

Hoos ka dhegayso barnaamijka Martisoor iyo Axmed Cali Cigaal oo Radio Daljir idiin ka soo xigtay ESTV.

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: