Madaxweyne Mustafa Cagjar oo Jigjiga ku soo guryonoqday

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Madaxweyne Mustafa Cagjar oo Jigjiga ku soo guryonoqday

Mustafe Muxumed Cumar Cagjar, Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS), oo muddo todobaadyo ah ku maqnaa magaalo madaxda kililka Oromad

Waraysi: Guddoomiyaha degmada Tuli-Guuleed, ee gobolka Faafan (daawo)
Maamulka & dhallinta Tuli Guuleed oo bilaabay wacyigelinta COVID-19
Qaban qaabada shirweyne u dhaxeeya Qoomiyada oromada iyo Somaalida DDSI oo socota

Mustafe Muxumed Cumar Cagjar, Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS), oo muddo todobaadyo ah ku maqnaa magaalo madaxda kililka Oromada ee ADHAMA ayaa shalay ku soo laabtay magaalada Jigjiga.

Madaxweyne Mustafe ayaa ka warbixiyey in uu ka qaybgalay tabobar lagu baranayo hab hoggaaminta Xisbiga cusub ee Abiy Axmed ee EPP oo muddo dhowr todobaad ah ka socday magaalada ADHAMA.

Madaxwaynaha oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in deegaanka Soomaalidu ku tallabsaday hormar, door lixaad lehna deegaanku kaga jiro hormarka ka socda guud ahaan dalka Itoobiya.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: