Madasha Xisbiyadda Qaran oo baaq kasoo saaray Xaaladda Gedo

HomeWararka

Madasha Xisbiyadda Qaran oo baaq kasoo saaray Xaaladda Gedo

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo saartay baaq ka kooban shan qodob oo ay uga hadleen xaaladda gobolka Gedo. Colaadda ka aloosan ayaa Dowladda Fedraalka lagu eedeeyey inay ku lug leedahay waxaana loogu baaqay Madaxweynaha iyo Xukuumadda inay ka digtoonaadaan waxa ka dhalan kara ciidamada itoobiyanka ah ee deegaankaas buux dhaafiyay ee xaaladda siyaasadeed loo adeegsanayo.

Nabadoon Yaasin Cabdisamad: “Shan bilood oo Gaalkacyo kamaqnaa waxay yirahdeen yaasin waa cararay (Daawo)
Sidee Talyaanigu Bossaso uga masaafuriyey Boqor Cismaan Boqor Maxamuud Boqor Yuusuf?
Wafdi ka socda DFS oo Shir Caalamiga ah uga qeyb galaya dalka Switzerland

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo saartay baaq ka kooban shan qodob oo ay uga hadleen xaaladda gobolka Gedo.

Colaadda ka aloosan ayaa Dowladda Fedraalka lagu eedeeyey inay ku lug leedahay waxaana loogu baaqay Madaxweynaha iyo Xukuumadda inay ka digtoonaadaan waxa ka dhalan kara ciidamada itoobiyanka ah ee deegaankaas buux dhaafiyay ee xaaladda siyaasadeed loo adeegsanayo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: