Madaxweyne Laftagareen oo maanta lagu soo dhaweyeey Baraawe (Sawiro)

Madaxweyne Laftagareen oo maanta lagu soo dhaweyeey Baraawe (Sawiro)

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen oo gaaray Degmada Baraawe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Somaliya.

Wafdiga Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Baraawe ayaa waxaa garoonka diyaaradaha degmada Baraawe kusoo dhaweeyey Maamulka degmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Wararka ayaa waxaa ay sheegayaanain U jeedka Madaxweynaha koonfur Galbeed uu u tegay Baraawe ay tahay sidii uu xariga uga jari lahaa Garoonka diyaaradaha Baraawe oo dib u dhis lagu sameeyey.

Wafdiga Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa waxaa kamid ah,guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Cabduqaadir Shariif Sheekhunaa Maye,Wasiirka dekadaha iyo Gaadiidka Badda iyo mas’uuliyiin kale.


Diwaanka
Wararka daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com