Madaxweyne laftagareen oo Guddoomiyaha Shabeelaha hoose Magacaabay

HomeWararka

Madaxweyne laftagareen oo Guddoomiyaha Shabeelaha hoose Magacaabay

Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Najax. Wareegto ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Koofurgalbed ayaa waxaa xilkii loogaga qaaday guddoomiyihii hore ee gobolkaas Maxamed Ibrahim Barre, iyadoo Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Shabeellaha Hoose loogu magacaabay Ibrahim Adan Najax.

Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Guddiga doorashooyinka Qaranka oo digniin u diray wariyaasha been abuurka ka qora (Daawo)
Madaxweynaha Koonfur galbeed oo xilki ka qaaday wasiirki warfaafinta

Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Najax.

Wareegto ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Koofurgalbed ayaa waxaa xilkii loogaga qaaday guddoomiyihii hore ee gobolkaas Maxamed Ibrahim Barre, iyadoo Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Shabeellaha Hoose loogu magacaabay Ibrahim Adan Najax.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: