Masuuliyiinta Wasaaradda Dastuurka DFS oo Tacsi u diray Qoyska Marxuun C/raxmaan Xoosh Jabriil (Daawo)

Masuuliyiinta Wasaaradda Dastuurka DFS oo Tacsi u diray Qoyska Marxuun C/raxmaan Xoosh Jabriil (Daawo)

Xili shalay uu ku geeriyooday Magaaladda Dubia Wasiirkii dastuurka Cabdiraxmaan Xoosh jabriil ayaa waxaa maanta magaaladda Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay qaar kamid ah masuuliyinta Wasaaradaas,iyago ka tacsiyadeyeey geeridii wasiirka.

Wariyahena muqdisho Cabdiraxmaan waaberi ayaa warbixintan Muqdisho kasoo diray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com