Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Xubno kamid ah Jabhada Awdal

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Xubno kamid ah Jabhada Awdal

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa xarunta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, Guddoomiyaha Jabhadda hubaysan ee Awdal ee Jamaahiirta Awdal mukhtaar Cali Aadan.

Mukhtaar Cali Aadan oo socdaal ku jooga Puntland ayaa Madaxweyne kuxigeenka uga warbixiyey halganka hubaysan ee ay kujiraan Jamaahiirta Awdal.

Kulanka oo Madaxweyne kuxigeenka uu ku weheliyey Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid ayaa kusoo dhamaaday jawi wanaagsan iyo is-afgarad waxyaabihii laga wada hadlay.

Diiwaanka Wararka
Warbaahinta Daljir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com