Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Axmed Karaash oo u Ambabaxay Imaaradka

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Axmed Karaash oo u Ambabaxay Imaaradka

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa safar gaar ah ugu ambabaxay Dalka Imaaraadka cARABTA.

Waa safarkii ugu horeeyay ee Karaash uu tago Imaaraadka Carabta, lamana oga ilaa iyo haatan waxa uu ku qotomo safarkan.

Safarka madaxweyne kuxigeenka Puntland ayaa kusoo beegmaya xili ay wali taagan tahay xiisadii ka dhalatay xilka qaadista lagu sameeyay Agaasimihii Ciidamada PSF ee Puntland oo ay shalay g’aano ka soosaareen ismida dhaqanka ee Puntland go’aanadas oo ay dowladdu qaadacday.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com