MADAXWEYNE KUXIGEENKA GALMUDUG OO CAFIS U FIDIYEY MAXAABIISTA GALMUDUG EE U XIRAN DENBIYADA FUDUD

HomeWararka

MADAXWEYNE KUXIGEENKA GALMUDUG OO CAFIS U FIDIYEY MAXAABIISTA GALMUDUG EE U XIRAN DENBIYADA FUDUD

Dhusamareeb : 09 April 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Galmudug Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Ali Dahir Eid ayaa soo saaray Xeer Kusime

Dil qisaas ah oo saakay lagu fuliyey laba nin oo horay dilal ugaystay
Maraykanka oo askarigii ugu dambeeyay kala baxay dalka Afghanistan
Wasiiro iyo Xildhibaano lagu soo dhaweeyay degmada Badhan( dhegayso)

Dhusamareeb : 09 April 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Galmudug Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Ali Dahir Eid ayaa soo saaray Xeer Kusime Madaxweyne Lr 04, April 09, 2024: kuna saabsan Cafis Maxaabiis danbiyada fudud Fadliga Fadliga Bisha Barakaysan ee Ramadaan iyo Farxadda Ciiddul Fidriga.

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Galmudug Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka
Markuu arkay: Qodobka 50 aad Farqaddisa 5aad ee Dastuurka Dowlad Goboleedka Galmudug
Markuu arkay: Qodobka 144aad ee Xeerka Ciqaabta Soomaliyeed
Markuu la tashtay: Madaxweynaha Dowlada Galmudug
Markuu arkay : Soo jeedinta Wasaaradaha Amniga Gudaha. Caddaalada , Awqaafta iyo Arimaha Diinta iyo Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud
Markuu tixgeliyey: Fadliga Bisha Barakaysan ee Ramadaan iyo Farxadda Ciiddul Fidriga
Wuxuu xeeriyey
Laga bilaabo manta oo ay Taarikhdu tahay 09-04-2024 waxaa Cafis lo fidiyey Maxaabiis tiradoodu dhan tahay 20 Maxbuus oo ku kala jira Xabsiyada kala duwan ee Dowlad Galmudug

Xeerkani wuxuu dhaqangalaya marka uu saxiixo kusimaha Madaxweynaha Galmudug ahna Madaxweyne kuxigeen wuuna Saxiixay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: