Wasiiro iyo Xildhibaano lagu soo dhaweeyay degmada Badhan( dhegayso)

Wasiiro iyo Xildhibaano lagu soo dhaweeyay degmada Badhan( dhegayso)

Wafdi uu hogaaminayay wasiirka wasaarada arimaha gudaha iyo Dimuqraadiyeenta Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa gaaray degmada Badhan ee gobolka Sanaag kadib markii gobolka laga sifeeyay mamaulka Soomaalidiidka ah ee Soomaaliland.

wafdigan ayaa isugu jiray xubno katirsan labada gole ee dowladda Puntland.
duleedka degamada Badhan waxaa ku soo dhaweeyay maamulka gobolka, kan degmada, iyo dadweyne aad ufarabadan.

hadaba ujeedada ay wafdigan ay utageen magaalada Badhan waxaa faah faahinaya wasiirka arimaha gudaha Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com