Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka horyimid xil ka qaadis lagu sameyeey Taliye xigeenki Ciidanka Madaxtooyada

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka horyimid xil ka qaadis lagu sameyeey Taliye xigeenki Ciidanka Madaxtooyada

Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) Madaxwayne ku xigeenka Puntland ayaa Xalay soo saaray digreeto uu ku burinayo xilka qaadistii Madaxwaynaha Puntland shalay ku sameeyey Taliye ku xigeenka Ciidanka Madaxtoyada .

Qoraalka madaxwayne ku xigeenka Puntland ka soo baxay ayaa lagu sheegay in la tashi la’aanta madaxwaynuhu soo noqnoqtay isla markaana aysan sharci ahayn xil ka qaadista iyo magacaabista Madaxwaynuhu sameeyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com