Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka horyimid xil ka qaadis lagu sameyeey Taliye xigeenki Ciidanka Madaxtooyada

HomeWararka

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka horyimid xil ka qaadis lagu sameyeey Taliye xigeenki Ciidanka Madaxtooyada

Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) Madaxwayne ku xigeenka Puntland ayaa Xalay soo saaray digreeto uu ku burinayo xilka qaadistii Madaxwaynaha Puntland sh

Waraysi: Guddoomiyaha degmada Tuli-Guuleed, ee gobolka Faafan (daawo)
Dad Muxsiniina oo Ciidsiiyey qaar kamida danyarta iyo agoomaha degmada Buurtinle
Booliiska gobolka Banaadir oo howgal qorsheysan kusoo qabqabtay koox burcad ah oo hubeysan

Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) Madaxwayne ku xigeenka Puntland ayaa Xalay soo saaray digreeto uu ku burinayo xilka qaadistii Madaxwaynaha Puntland shalay ku sameeyey Taliye ku xigeenka Ciidanka Madaxtoyada .

Qoraalka madaxwayne ku xigeenka Puntland ka soo baxay ayaa lagu sheegay in la tashi la’aanta madaxwaynuhu soo noqnoqtay isla markaana aysan sharci ahayn xil ka qaadista iyo magacaabista Madaxwaynuhu sameeyey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: