Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo Garowe kaga qayb galay Kulan lagu shaacinayay Gollaha ladagaalanka Qabyaalada (dhegayso)

Madaxweyne ku Xigeenka Puntland oo Garowe kaga qayb galay Kulan lagu shaacinayay Gollaha ladagaalanka Qabyaalada (dhegayso)

Caasimadda Dowladda Puntland ee Garowe waxaa xalay lagu qabtay kulan lagu shaacinayaay Golle lagu magac daray ladagaalanka qabyaladda ,iyado ay ka qayb galeen masuuliyin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Garowe.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayaa Warbixintan inooga diyaarisay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com