Wabiga Jubba oo Fatahaad Sameyaay iyo Beeralayda oo Daljir uga waramay Khasaaraha (dhegayso)

Wabiga Jubba oo Fatahaad Sameyaay iyo Beeralayda oo Daljir uga waramay Khasaaraha (dhegayso)

Fatahaad Xoogan oo uu sameeyay Wabiga Juba ayaa waxa uu saameeyay Tuulada ODA oo Buulo Xaawo ujirta Qiyaastii 13kmtr ayna kuyaalaan dhul Beereed gaaraya ilaa iyo 120 higtar .

Sidookale Fatahaada u sameeyay wabiga Juba waxaa kubarakacay 2000 oo Qoys oo ay noloshooda ku tiirsanayayd tbacashada Beerahan ay fatahaadu saamaysay.

Hadaba Cabdiwali Cali Faarx Waa Gudoomiyaha Tuulada ODA oo hootagtay Buulo xaawo, Wariye Xasan Heykal ayuu ugawaramay xiliga uubilawday Fatahaada Wabiga.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com