Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo Qaabilay Masuuliyin ka socda Hay’adda HALO (Sawiro)

Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug oo Qaabilay Masuuliyin ka socda Hay’adda HALO (Sawiro)

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid xarunta madaxtooyada Galmudug ee magaalada Caabudwaaq ku qaabilay masuuliyiin ka socdey Hay’adda HALO Trust ee ka shaqeysa Arrimaha miino baarista oo dhawaan ka hawlgalaya Deegaanada Galmudug.

Maalmihii u dambeyeey Degaanada Galmudug waxaa lagu soo dhaweynayeey Xubno Muhiim ah oo kasocda Qaramada Midoobey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com