Cadaado oo heshay Dabdamis (Sawirro)

HomeWararka

Cadaado oo heshay Dabdamis (Sawirro)

Maamulka degmada Cadaado ayaa maanta lagu wareejiyey gaari Dabdamis ah oo ay shacabka deegaanku iibiyeen. magaalada Cadaado ayaa baahi badan uqabtay gaarigan Dabdamiska ah, maadaam goobo badan oo ganacsi ay ku bas beeleen dab ka kacay magaalada, kaas oo ay ganacsato badan hantidooda ku waayeen. Diiwaanka wararka Radio Dlajir.com

Xulashada Daljir & Xaawo Axmed, Daljir Garoowe (dhegayso)
RW Xamse oo Amar siiyay Madaxda Maamulka Gobolka Banaadir
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Doolow (dhegayso)

Maamulka degmada Cadaado ayaa maanta lagu wareejiyey gaari Dabdamis ah oo ay shacabka deegaanku iibiyeen.

magaalada Cadaado ayaa baahi badan uqabtay gaarigan Dabdamiska ah, maadaam goobo badan oo ganacsi ay ku bas beeleen dab ka kacay magaalada, kaas oo ay ganacsato badan hantidooda ku waayeen.

Diiwaanka wararka
Radio Dlajir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: