Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo qaabilay duqa cusub ee dhuusamareeb

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo qaabilay duqa cusub ee dhuusamareeb

Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Mudane Ali Dahir Eid ayaa Xafiiskiisa ku qabilay Duqa Cusub ee Caasimada Galmudug iyo kuxigeenkisa.

Madaxweynaha ayaa u hambaliyeyay Masulyiinta la dortay wuxuna kula dardaarmay in ay si wanaagsan ugu adeegan shacabkii doortay.

Dowlada Galmudug ayaa sanadkaan awooda sartay dhismaha Goleyaasha deeganka Galmudug ayado sanadkaan socda la dhisay Dagmoyinka Cadaado,Balanbal,Dhusamareeb iyo Caabudwaaq

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com