Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kormeer shaqo ku tagay Hobyo

HomeWararka

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kormeer shaqo ku tagay Hobyo

Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Galmudug Mudane: Cali Daahir Ciid iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo ay kamid yihiin Guddoomiyaha

Warka Arooryo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cabdirisaaq Faamoos, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Ururada bulshada rayidka ee Puntland oo talo jeedin kasoo saaray magacaabista guddiga doorashooyinka Puntland (dhegayso)

Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Galmudug Mudane: Cali Daahir Ciid iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo ay kamid yihiin Guddoomiyaha Golaha Barlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal, iyo Marwada Madaxweynaha JFS Maama Seynab Mo’alin, ayaa gaaray Magaalo xeebeedka Gobalka Mudug ee Hobyo.

Halkaasoo si diirran loogu soo dhaweeyey.

Marwo Seynab Mo’allim ayaana Magaalada Hobyo ka dhagax dhigtay xarun si Bilaash ah loogu daaweyn doono hooyada iyo dhallaanka

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: