Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kormeer ku tagay Xarunta Wasaarada Waxbarashada (Sawiro)

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kormeer ku tagay Xarunta Wasaarada Waxbarashada (Sawiro)

Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid oo Maalmahan ku sugan magaalada Gaalkacyo xarunta Gobalka Mudug ayaa kormeer ku tagay Xarunta Wasaaradda waxbarashada ee gobalkaas.

Mudane Cali Ciid ayaa kulan la qaatay Wasiir Dowlaha wasaarada, Agaasimaha Guud iyo Shaqaalaha xarunta isagoona ka xog-waraystay hawl-maalmeedkooda shaqo.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa sidoo kale soo indha-indheeyay qeybaha kala duwan ee xarunta waxbarashada ee gobalka Mudug.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com