Maraakiibta sida sharcidarada uga kaluumaysta xeebaha Puntland oo xeelad cusub la soo baxay (daawo)

HomeWararka

Maraakiibta sida sharcidarada uga kaluumaysta xeebaha Puntland oo xeelad cusub la soo baxay (daawo)

Maraakiibta iyo Doonyaha Jariifka ah ee ku sugan xeebaha Puntland ayaa la soo baxay xeelad cusub oo ay ku boobayaan kheyraadka dalka, sida kaluun

Mareykanka oo xariyaad kusoo rogay Madaxda Itoobiya & Eriteriya
Golaha Wasiiradda Koonfur Galbeed oo shir ku yeeshay Baydhabo
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Maraakiibta iyo Doonyaha Jariifka ah ee ku sugan xeebaha Puntland ayaa la soo baxay xeelad cusub oo ay ku boobayaan kheyraadka dalka, sida kaluunka iyo Aaragoostada.

Ugu yaraan 13 Markab oo nooca Jariifka ah ayaa taagan degmada Gumbax ee gobolka Bari, kuwaas oo aan haysan ruqsad ay ku kaluumaystaan.

Samatar Siciid Diyaama oo kamd ah Kaluumaystada Gumabax ayaa Daljir uga waramay dhibaatada Maraakiibta Jariika ay kala kulmaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: