Madaxweyne Gaas oo shaaciyay xiliga ay dhacayso doorashada Puntland (Akhriso)

Madaxweyne Gaas oo shaaciyay xiliga ay dhacayso doorashada Puntland (Akhriso)

Digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland C/wali Cali Gaas ayaa ayaa waxaa lagu sheegay xiliga ay dhacayso doorashada madaxweynaha Puntland iyo kuxigeenkisa .

Wareegtada madaxweynaha ayaa waxaa lagu xusay in xiliga uu furmayo kalfdhiga Baarlamaanka Puntland , doorashada gudoomiyaha golaha wakiilada iyo xiliga la soo magacaabayo gudiga khilaafaadka.

Madaxweynaha ayaa ku baaqay in Beeluhu ay dhexdooda soo xaliyaan wixii khilaafaad ah ee ka dhexjira .

Halkan ka akhriso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com